Suxufi ka hawlgala Berbera oo la xidhay

0

Berbera(Berberanews)-Ciidammada Booliska Berbera, ayaa maanta xidhay Weriye Axmed Siciid oo ah ah Tifaftiraha Mandheera.com, sidoo kalena ah Weriyaha Eryal TV ee Berbera.

Warbixin Eryal TV ka diyaariyey Xadhigga Weriye Axmed Siciid Maxamed, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-