Tacsi Marxuum Xaaji Maxamed Beergeel إنا لله وإنا إليه راجعون

0

Tifatiraha guud ee Berberanews.com, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) iyo dhammaam hawlwadeennadu waxay Tacsi u dirayaan ehlada iyo qoyska Alla ha u naxariistee Marxuum Xaaji Maxamed Cabdillaahi Ismaaciil (Beergeel) oo xalay
27 May 2021 ku geeriyooday magaalada.

Gaar ahaan waxaan si gaar ah u tacsiyadaynaynaa Eng. Axmed Cabdullaahi Ismaaciil (Eng. Axmed Kanadi) oo marxuumku Aabihii ahaa, dhammaan qoyska reer Beergeel, ehelkii, asxaabtii iyo qaraabadii, marxuumkana waxaan Allah uga baryaynaa inuu naxariistiisa ugu deeqo.