Tirada dad ku dhintay dab ka kacay xaafadda Lineka Bilayska Hargeysa

0

Hargeysa-(Berberanews)-inta la xaqiijiyay Laba Carruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay guryo Jiingado ah oo ku yaalla garoonka Line Bilayska ee Badhtamaha magaalada Hargeysa.

Lama oga sababta dhalisay Dabkaasi.

Guryaha gubtay ee khasaaruhu ka dhashay ayaa ka dhisnaa gudaha Garoonka.

Carruurta ku dhimatay Dabka waxa dhalay Askari ka Tirsan Ciidanka Booliska.

Ciidanka Dabdamiska ayaa gurmad ku soo gaadhay goobta gubashadu ka dhacday.