Waa Maxay Sababta Siyaasiyiintii Beesha Ciise Muuse Ugu Tunka Weynaa Xisbiga Waddani U Qaxeen.
Bishan Gudaheeda Xisbiga Wadani Waxaa iska Calisay 7 Xubnood Oo Xilal Sare Ka Hayey Xisbiga Oo Dhamaantood Kasoo jeeda Gobolka Saaxil Waa Maxay Sababtu ?
Ku xigeenka Wacyigelinta Xisbiga Waddani
Cali Axmed Kooshin .
Xoghayaha Arimaha Dibada Waddani
Faadumo Siciid Ibraahim
Xoghayaha Duulista iyo Hawada ee Waddani
Nuuradiin Diini
Xoghayaha Caafimaadka
Saado jaamac
Bulshaawi oo ahaa Kuxigeenka Dhalinyarada Xisbiga Waddani
Gudoomiyaha dhalinyarada Xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil
Maxamed Jaamac
Fikirkaagu Waa Muhiim !!