Waa sidee xaaladda Madaxweyne Silaanyo ka dib qalliin lagu sammeeyay?

0

Hargeisa-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa qallin dhinaca qabsinka ah loogu sameeyay dalka isu-tagga Imaaraadka Carab. Sidaa waxa warbaahinta u xaqiijiyay af-hayeenka Madaxtooyadda Xuseen Dayr.