Wajaale: Banaanbax looga soo horjeedo wiil ay toogteen askartu

0

TOG WAJAALE(Berberanews)- Qaarkamid ah Dadwaynaha  Ku dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka tog wajaale oo ay hormuud ka yihiin Dhalinyrada Iyo Haweenku ayaa maanta iskugu soo baxay Mudo Haraad Salmi Ah oo ay kaga soo horjeedaan falkii foosha Xumaa ee Askari katirsan Ciidanka Wajaale uu ku toogtay Cawaale Carab Aw Faarax Oo kamid dhalinyarada Magaalada Wajaale kaasi oo hada xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayo dhakhatarka wayn magaalada hargaysa.