London(Berberanews)-Wakiilka Somaliland u fadhida Ingiriiska Ayaan Maxamed Cashuur, ayaa beenisay war laga soo xigtay Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax oo sheegaya in Uk u soo dirayso Somaliland ergay xaruntiisu noqon doonto Addis Ababa.
Halkan ka daawo