Home WARARKA Dalka Wasaarada Arrimaha Guddaha Oo Digiin U Dirtay Cuqaaal Qaadacday Shidaal Sahaminta Laga...
(Berbera news) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha guddaha ee xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka Jaamac Cabdilaahi Biin, ayaa farriin hanjabaad ah hawada u mariyay Cuqaal dhawaan qaadacday sahamin shidaal oo laga wado gobolada Saraar iyo Daad-madheedh.
Halkan ka daawo.
Berbera news.
Like this:
Like Loading...