Wasaaradda Ciyaaraha oo Go’aanno culus ka soo saartay Ciyaartii Hawd iyo Daadmadheedh.

0

Hargeysa-(Berberanews)-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, ayaa go’aan rasmi ah ka soo saartay ciyaartii shalay dhexmartay Gobollada Hawd iyo Daad-madheedh oo ay rabshado ka dhasheen.

Go’aanka Wasaadda waxa lagu caddeeyay inay ay ayideen go”aanka siidhiwalihii labada kooxood ee Goolkii muranka dhaliyay, sidaas darteedna ay guushu raacday kooxea Daad-madheedh.

Sidoo kale, waxay Wasaarraddu muddo ka mabnuucfmday ciyaataha, ganaaxyo culusna duldhigtay ciyaarhanno ka tirsan Gobolka Hawd iyo tobabarayaal lagu eedeeyay gacan ka hadal, cay iyo kicin.

Halkan ka akhriso go’aanka Wasaaradda Ciyaaraha.