Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo furtay nidaam cusub oo lagula socon doono gaadiidka

0

Hargeysa-(Berberanews)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta jidadka Somaliland, ayaa maanta soo bandhigtay furitaanka nidaam cusub oo lagula socon doono dhaqdhaqaaqa gaadiidka, kaasoo si tijaabo ah loogu bilaabay saddex wasaaraadood oo gaadiidka dawladda ah.