Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo lacag u qoondaysay dadka dhimirka wax ka qaba

0

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Dr Sacad Ali Shire ayaa maanta Soo Saaray Wareegto uu ku dhaqan galinayo Lacag lagu kaalmayn doono Dadka Dhimirka ka buka Ee ku jira Cisbitaalada Dhimirka Somaliland.

Wareegtada waxaa lagu sheegay in lacah dhantaas 200 shiling Somaliland ah loo qoondeeyay halkii Kg Ee Jaad ah in looga jaro dadka dhimirka wax ka qaba.

Wareegtan oo toos ugu Socotay Maamulada Kastamada Cashuuraha iyo Ganacsatada Jaadka soo galiya Dalka ayaa u dhignayd sidan.