Wasiir Kaahin oo sheegay inay gacanta ku dhigeen dablay dishay laba sarkaal

0

Hargaysa (Berberanews)- Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta shaaciyay in la soo qabtay Dablaydii dhawaan ku dishay gobolka Sanaag laba sarkaal ee ka trisanaa ciidamada qaranka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.