Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo sheegay inay tallaabo ka qaadayaan Ganacsatada

0

Hargeysa (Berberanews)- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad “Saajin” ayaa ganacsatada kala duwan ee dalka u diray fariimo la xidhiidha inay samaystaan Liisamada Ganacsiga, Isagoona Kuwa aan lahayn liisamada Ganacsiga ugu baaqay inay si deg deg ah u samaystaan.

Dhinaca kale Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in talaabo deg deg ah laga qaadayo Ganacsatada hadii ay amarkaa ay wasaaradu soo saartay ay fulin waayaan,Islamarkaana buu yidhi go,aan kama danbays ah ka qaadan doonto.

Halkan hoose ka daawo muuqaal.