“Waxaa gaadiid beelaya saddex milyan oo qof” Ramaax

0

Hargeysa-(Berberanews)-Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleeban Ramaax, ayaa dhalliilay go’aankii Golaha Wasiirrada Somaliland ka soo saaray gaadiidka yaryar ee VITS.