“Waxaa laga yaabaa inaanan mar dambe u diyaar ahayn inaan ku soo noqdo xil dawladeed” Wasiir Samsam

0

Hargeysa-((Berberanews)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan, ayaa daboolka ka qaaday inaanay mar dambe rajo ka hayn inay ku soo noqoto xil dawladeed, “Waxaa laga yaabaa inaanan mar dambe u diyaar ahayn inaan ku soo noqdo xil dawladeed, way igu dhib badantahay runtii laakiin samo-falku waa wax qalbigayga ku abuuran.”

Halkan ka daawo