“Waxaan xal u heli doona arrinta Somaliland iyo Somalia”musharrax Madaxweyne

0

Hargeysa-(Berberanews)-Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo u sharraxan tartanla Madaxweynayaasha ee dalka Somalia, ayaa sheegay in haddii uu ku guulaysto kagadaas uu xal u heli doono xiisadda Somaliland iyp Somalia.

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi uu murashaxu kaga hadlay arrimahaas.