Weriye u Dhashay Dalka Kenya Ayaa Sidan Ku sheegay Xiisada U Dhaxaysa Somalida Iyo Kenyanka ee Badda Soomaalida

0

Nayroobi(Berberanews)Weriye u Dhashay Dalka Kenya Ayaa Sidan Ku sheegay Xiisada U Dhaxaysa Somalida Iyo Kenyanka ee Badda Soomaalida

 

“Marka la eego khariidadda iyo xog hoose oo qota dheer, Kenya waxaa kaliya oo ay daandaansaneysaa Soomaaliya. Arrinta muranka badda waa mid adag oo aan la fahmi karin laakiin qiyaas ahaan, meelahan uu shidaalka ku jiro waxay ka tirsan yihiin Soomaaliya. Hoggaamiyeyaal hunguri weyn oo u dhashay Kenya ayaa isku dayaya iney waddanka adeegsadaan si ay u fushadaan danahooda gaarka ah”, ayuu yiri.