Xildhibaan Guruuje oo lagu dhaawacay Hargeysa

0

Xildhibaan Axmed ayaa sheegay inuu falkan u gaystay Suldaan Saleeban Boqor Cisman oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland.