Xildhibaan Siciid Cartan: laba xisbi oo qudhi ma geli karaan doorashada

0

Hargeysa (Berberanews)- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa cadeeyey in Laba xisbi oo qudha aanay galin karin doorashoyinka soo socda, islamarkaana aanay suurto gal aheyn in uu doorashadaas ka maqnaado Xisbiga Waddani oo helay doorashadii ugu danbeysay codad ka badan 40 %.