Xildhibaanada Gollaha Wakiillada Ee Gobolka Saaxil             

0

Berber-(Berberanews)-Komishanka Doorashooyinka Gobolka Saaxil, ayaa shaaciyay magacyada Xildhibaannada Golaha Wakiiillada Gobolka ee ku soo baxay natiijada hordhaca ah ee doorashada.

UCID, 3 Xldhibaan

Cali Jaamac Carraale Barre (Cali Qaran) 3,362 cod

Maxamed Jaamac Liibaan Cawaale , 3,036 cod

Mubaaraik Xuseen Maxamed Xeel-dheer, 2,384.cod

                                  Xisbiga KULMIYE

Xirsi Cabdulaahi Xirsi Odowaa, 5,167 cod

Aadan Cismaan Xarbi Cawaale 4,790 cod

Cabdullaahi Muuse Cabdi Cawaale 3,318 cod

Cabdirashiid Cabdullaahi Muuse 2,478 cod

                     Xisbiga WADDANI

1-Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamuud 3, 459 cod

2-Xasan Cumar Xasan Rooble 3,026 cod

3-Cabdiraxiim Hugur Cabdi Guule  (jabajabka lama shaacin tirada uu helay)

Xsibiga UCID tirada Guud ee gobolka Saaxil 20,456

Xisbiga KULMIYE 26, 567 cod

Xisbiga WADANI 18, 745 cod.