Xildhibaannada Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland oo cod aqlabiyad ah ku diiday Xeerka Xaaladda Degdega ah ee Gobolka Sanaag

0

Hargeysa (Berberanews):- Aqlabiyadda Xildhibaannada golahayaasha Baarlamaanka Somaliland, ayaa diiday inay meelmariyaan xeerka xukun degdeg ah oo lagu soo rogay deegaannada Garadag, Ceelafweyn iyo Ceerigaabo oo ka tirsan gobolka Sanaag, kaas oo Madaxweynuhu u soo gudbiyey.

Warbixinta warka fadhigii golaha wakiillada ee maanta iyo siduu u dhacay, waxaan idiinku soo gudbinayaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-