Home WARARKA Xildhibaannada Wakiillada oo ansixiyay Xubnaha Doorashooyinka ee xisbiyada mucaaridka
Hargeysa (Berberanews) Xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta codka kalsoonida u qaadaya labada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland u matalaya xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.
Fadhigan oo uu shirgudoominayay gudoomiyaha golahaasi, ayaa waxaa ka soo xaadiray 53 xildhibaan.
Like this:
Like Loading...