“Xildhiban Maxamed Abiib waxan leeyahay naga xishood” indho indho

0

Hargeysa-(Berberanews)-“Inanka xildhibaanka ah ee Borama ka hadlay ee yidhi, ‘dadka la celiyay ee guryahoodii loo celiyay dastuurka Somaliland oo dhan buu ka hor imanayaa’ waxaan leeyahay kama hor imanayo ee Dastuurka Somalia ayay jawaabtaadu ka jawaabaysaa.Distoorka Somaliland magangelyada celintooda muwaadiniinta lixdankii wax walba wuu sheegayaa”