Xisbiga Kulmiye oo Guddoomiye u magacaabay Gobolka Saaxil

0

Berbera-(Berberanews)-Xisbul-xaakimka Kulmiye, ayaa magacaabay Gudddoomiyaha Xisbiga ee Gobolka Saaxil.

Sacad Cilmi Guuleed, ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolkaas, sida lagu baahiyay warsaxaafadeedkan.