Xisbiga UCID oo guddi u saaray shirkad maalgashi oo Somaliland ka sammaysay Imaaraadka

0

Hargaysa (Berberanews):- War saxaafadeed ay soo saareen Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa waxay ku sheegeen in ay gudi Aqoonyahano ah ay u sareen inay daraasad ku sameeyaan Shirkada Maalgashi ee Xukuumada Somaliland ay ka diwaan gelisay wadanka Imaaraadka Carabta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.