Xisbiga UCID Oo Ka Digay In La Musuq-maasuqo Kaadhadhka Codbixinta Doorashada

0

(Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Siciid Cumar Axmed (Siciid UCID), ayaa sheegay inay xisbi ahaan ka digayaan in la iibsado kaadhadhka Diiwaangelinta codbixinta ee doorashada, waxaanu sheegay in arrintaasi ay carqalad ku tahay hanaanka ay shacbigu kaga qayb-qaadanayaan doorashada.

HALKAN KA DAAWO WARAKN FAAH-FAAHINTIISA.

Berbera news.