Xisbiga WADDANI Oo Ku Baaqay In Hanti-dhawr Madaxbanaan La Geliyo Guddida Abaaraha

0

(Berbera news) Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI  Ibraahim Mahadi Buubaa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, waxa uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siillaanyo u soo jeediyay inuu guddi madaxnanaan oo baadhis ku samaysa Guddida Abaaraha la geliyo.

Halkan ka daawo faah-faahinta warkan.

Berbera news.