Xisbiyada Mucaaridka oo farriin u diray Madaxweyne Biixi

0

Hargeysa, (Berberanews)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa madaxweynaha u soo jeediyey in uu iska daayo waxa uu ku tilmaamay aargoosiga siyaasiga ah.