Hargeysa(Berberanews)- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Ucid iyo Waddani oo maanta shir jaraa,id ku qabtay Hargeysa ayaa si adag uga hadley mudo kordhinta Koomiishanka Doorashooyinku u sameeyeen goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-