Xubno ka midah qoyskii Marxuum Cigaal oo Farriin cabasho ah u diray Madaxweyne Biixi

0

Berbera (Berberanews)- Xubno ka mid ah qoyskii ale ha u naxariistee Madaxweynihii labaad ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhul ay leeyihiin oo ay sheegeen in guri looga dhisayo Badhasaabka gobolka Saaxil.

Dhinaca kale xubnahan ka mid ka ah qoyskii marxuum Cigaal, ayaa waxa ay fariin cabasho ah u direen Madaxweyne Muuse Biixi, Iyaagoona ugu baaqay in uu dhulkooda la boobay u soo celiyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka